
The Ministry described Mogadishu's claims as unfounded in law and inaccurate in history.
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation has rejected statements from Mogadishu claiming authority over Somaliland's foreign relations, describing them as "unfounded in law and inaccurate in history". The Ministry restated that the Republic of Somaliland regained its independence on 18 May 1991, exercises full authority over its territory and institutions, and does not require the approval of any other government for its diplomatic engagements.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxay diidday hadallo ka soo yeeray Muqdisho oo sheeganayay awood ay ku leedahay xiriirka dibadda ee Somaliland, waxayna ku tilmaantay "aan sharci ku salaysneyn oo taariikh ahaan qaldan". Wasaaraddu waxay xustay in Jamhuuriyadda Somaliland ay dib u qaadatay xornimadeeda 18-kii Maajo 1991, in ay awood buuxda ku leedahay dhulkeeda iyo hay'adaheeda, iyo in aan ay u baahneyn oggolaansho dawlad kale si ay u sameysato xiriir diblomaasiyadeed.
