
President Cirro met with Members of U.S. Congress on Capitol Hill during his historic visit to Washington.
The President of the Republic of Somaliland, H.E. Abdirahman Mohamed Abdullahi (Cirro), met with Members of the United States Congress on Capitol Hill as part of his historic working visit to the United States.
---
Madaxweynaha oo Capitol Hill kula kulmay Congress-ka Maraykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Capitol Hill kula kulmay xubno ka tirsan Congress-ka Maraykanka, iyada oo qayb ka ah safarkiisa shaqo ee taariikhiga ah ee dalka Maraykanka.
[Ila xigta tweet-ka rasmiga ah](https://x.com/MadaxtooyadaJSL/status/2099923668872614036)



