
President Cirro embarked on a historic working visit to the United States.
The President of the Republic of Somaliland, H.E. Abdirahman Mohamed Abdullahi (Cirro), embarked on a historic and important working visit to the United States of America.
---
Madaxweynaha oo safar shaqo oo taariikhi ah ugu kicitimay Maraykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa safar shaqo oo taariikhi ah ugu kicitimay dalka Maraykanka.
[Ila xigta tweet-ka rasmiga ah](https://x.com/MadaxtooyadaJSL/status/2095414454825427180)



